Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka cusub ee dhawaan shacabka reer Somaliland doorteen – Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), waxay qaabileen wefti ka socda dawladda Jabuuti oo hambalyo ugu yimi Somaliand maanta.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka la doortay oo qaabilay wefti ka socda dawladda Jabuuti