Madaxweynaha Somaliland Iyo Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Xarunta Dalkaas Ee Addis Ababa

0
26

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxaud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay oo ku sugan dalka Itoobiya oo ay ku joogaan Martiqaad rasmi ah ayaa maanta kulan balaadhan la yeeshay Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Haylemariyam Disaaalim .

Halkan Ka Daawo Warbixinta Oo Dhamaystiran:

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here