Madaxweynaha Somaliland oo Saaxil ugu Baxay Dhagax dhiga Jidka isku xidha Xamaas Ilaa Sheekh

0
22

Hargaysa(Hubaal)Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka safar ugu baxay Gobolka Saaxil, safarkaasi oo ujeedadiisa lagu sheegay inuu iskugu jiro soo indho indhayn deegaanada Gobolka Saaxil iyo dhagax dhig uu soo dhagaxdhigayo wadada isku xidhaysa Xamaas iyo Berbera.

Sarfarkan ayay madaxwaynaha ku wehelinayaan qaar kamida Golihiisa wasiirada sida wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali X. Xasan iyo wasiirka arimaha gudaha Cali Maxamed Warancade.

 dhagaxdhig

Sida oo kale waxa madaxwaynaha qado sharaf loogu samayn doonaa magaalada Abdaal halkaas oo uu ku sii hakan doono.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here