Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Ka Hadlay DP World Iyo Dimuqraadiyadda Jabuuti

0
11

Jabuuti (Hubaal) Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda BBC-da, laanteeda Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay dhawr arrimood oo ay kamid tahay dimuqraadiyadda dalkaas.

 

“Waddanku dadka ra’yigiisu in uu cabbiro, danta guudna la illaaliyo, balse dimoqoraadiyadda haddii ay keeneyso jaantaa roggana, waa wax laga cuudu bileysto, wax weli ra’yigiisu lagu xirey anaga ma heyno, qof la dileyna ma hayno, qof la xukumayna ma heyno, haddii uusan isaga ku xad gudbin xoriyadda dadka, malaha marka dibedda loo boxo ayaa masruuf lagu helaa” ayuu yidhi Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here