Khudbadiisa sanadlaha ah ee koongareeska mareykanka ayaa madaxweyne Obama wuxuu ku dhawaaqay in la soo afjaro dhibaatada dhaqaale ee dalka Maraykanka sidoo kalena waxa uu balanqaaday in korodh dhaqaale si loogu faa’ideeyo bulshada reer Maraykan
HALKAN KA DAAWO KHUDBADA OBAMA OO DHAMEYSTIRAN