Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Sheegay Maanta in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Cafis u fidiyey Shakhsiyaadka ka soo Qancay Siyaasada Somalia ee u dhashay Jamhuuriyada Somaliland.
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Madaxweyne Siilaanyo Oo Cafis U Fidiyay Siyaasiyiin ay Soori Naga Qaaday Oo...