Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Aqbalay Kooxdii Xukuumaddiisa Iska Casishay + Amar Uu Ku Bixiyey Inaanay Geli Karin Xafiisyadoodii

0
31

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa kulan goor dhaweyd kula qaatay qasriga ,adaxtooyadda taliyaha ciidanka boliiska, waxa uu amar buuxa ku siiyay inaanay geli Karin xafiiyadii ama wasaaradihii ay xilalkooda iska casileen wasiirradii iyo masuuliyiintii kale ee maanta istiqlaalada dhiibay, ilaa iyo inta ay ka wareejinayaan, ama lagala wareegayo masuuliyadii ay u hayeen qaranka.Siilaanyo-2

dhanka kale waxa uu madaxweyne ka aqbalay iscasilaada ay xubnahaasi ku dhawaaqeen maanta

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here