Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbadiisii Maanta Ku Xusay Magacyada Marxuum Cigaal, Suldaan Maxamed Suld. Faarax, Cabdiraxmaan Aw Cali Iyo Taliyihii Aasaasay Ciidanka Qaranka Xasan Cali Abokor

0
130

 

“Waxaan idin leeyahay, duco-qabayaal, murtida tidhaahda: “Ragganimadu, waa inta reerkaaga ka soo hadha” Ummaddinuna way idiin ogtahay kaalinta aad kaga beegantihiin, “Libaax nin galay, iyo nin galladayba og”.

“ Waxaan idin leeyahay, duco-qabayaal, murtida tidhaahda: “Ragganimadu, waa inta reerkaaga ka soo hadha”. Waxaan idin leeyahay, Ilaahay baa idinka abaal marin, ajar iyo xasanaadna idinka siin, ummaddinuna way idiin ogtahay kaalinta aad kaga beegantihiin, “Libaax nin galay, iyo nin galladayba og”. Duco-qabayaal, xogogaal ayad ka tihiin, in Xukuumadda aan Madaxda ka ahay, ay juhdi badan gelisay dhismaha Ciidammada Qaranka.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Khudbadiisii Maanta Ku Xusay Magacyada Marxuum Cigaal, Suldaan Maxamed Suld. Faarax, Cabdiraxmaan Aw Cali Iyo Taliyihii Aasaasay Ciidanka Qaranka Xasan Cali Abokor

waxaan u xusayaa, Madaxweynihii Labaad ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Ku-xigeenkiisii   oo lahaa hal abuurka himilladan  lagu haqab-beelay, Sidoo kale, waxaan xusayaa, Taliyihii aasaasay Ciidanka Qaranka, Taliye Xasan Cali Abokor, iyo Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Faarax, oo aan la illaawi karin, sidii geesinnimada lahayd, ee uu ugu dhiirraday, isla markaana tusaalaha noqday, dad hortii, in uu fagaare ku qarameeyo, hubkii iyo ciidankii ay gaarka u lahaayeen, beel weynta uu odayga u ahaa. EEBE naxariistiisa janno ha ka waraabiyo, halyeyadaa intii geeriyootay.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here