Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Ingiriiska u fadhiya Nairobi Mr. Neil Wigan.
Faahfaahinta kulankaas Waxaa ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane, Maxamed Biixi Yoonis iyo Safiirka.
HALKAN GUJI OO KU DHAGEYSO MOBILE-KAAGA CODKA KULANKA MAANTA