Madaxweyne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Maraykanka U Qaabilsan Somaliland iyo Somalia + Daawo Sawirro

0
31

Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wakiilka maraykanka u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Mr. Brain H. Phipps.

Waxaana kulankan madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Maaliyada, wasiirka Gaashaandhiga, wasiirka waxbarashada, Wasiirka Macdanta iyo Tamarta, wasiir ku xigeenka Arrimaha dibeda, iyo Xoghayaha gaarka ah ee madaxweynaha JSL.

Shirka ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiirka madaxtooyada iyo wakiilka weftiga hogaaminaayey.

CSC_0047-vert

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here