Guriga FAALLOOYIN Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Xilligan ee Maamulkaas Oo...
Madaxweynihii Hore ee Puntland oo Geeriyooday Iyo Madaxweynaha Xilligan ee Maamulkaas Oo Ka Hadlay Geeridiisa
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland ayaa Tacsi u Diray Ummada Reer Puntland Iyo Shacabka Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Madaxweynihii Hore ee Puntland General. Maxamuud Muuse Xirsi Boqor oo ku geeriyooday dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.

