WARAR UGU XIISAHA BADANWARARKA Marwo Luul Xasan Mataan Oo Warantay Xarun ay U Samaysay Daryeelka carruurta dayacan Iyo Xaalada Darbi jiifka Somaliland,Baaqna U Dirtay Bulshada By Hubaal - December 11, 2014 0 32 FacebookTwitterPinterestWhatsApp HALKAN KA DAAWO: Marwo Luul Xasan mataan ayaa xarun lagu daryeelo caruurta darbi jiifka ah ka hirgelisay Somaliland marwo Luul waxa ay ka warantay waxyaabihii ku dhaliyay inay xaru daryeel u samayso carruurta darbi jiifka ah ee dayacan