Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo U Magac Bixiyey Xafladaha Qalan-baawiga Ah Ee Xukuumaddu Qaban-qaabiso

0
33

HALKAN KA AKHRI: Qormo Afhayeenka WADDANI EE Laanta Sweden Ka Qoray Arrintan oo uu ugu Wan-qalay “Xukuumaddii Xafladaha Iyo Aroosyada”

 Mas’uul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo U Magac Bixiyey Xafladaha Qalan-baawiga Ah Ee Xukuumaddu Qaban-qaabiso

 

Waxaa aan marka hore salamaya dhamaan saxaafada iyo akhrisatayasha oo dhan ,salan kadib waxaa aan raba bal in aynu yara dul istagano xukuumada maanta tallada dalka gacant ku haysa,taso sida laga wada dharagsanyahay aan uu shaqeyn wixii lagu soo doortay balse haysa shaqo aan shacabku ku dooraan,sida aan maqalka magaca uga dhigay iddiinkuna aad aragtan ayaan doonaya in aan fasiilaad ka bixiiyo ,2011kii “ayaay ahayd markii silaanyo lo doortay hogaamiiyaha dalka xilliga oo shacabku baahii weyn uu qabeen ISBADEEL lagu sameeyo xukuumadii hogaanka dalka gacanta ku hayn jirtay ,oo dadku uu arkayeen mid fadhiid ah, balse ayaad xukuumad ku shaqeyn jirtay khibrad badan ,hase yeeshe maanta la arkay waxay hayisa, ,hada ba isla sannadka waxa dalka ka dhacay isbadeel weyn, hada ba iyada oo isbadeelkii  lagu jiro ayaa dalka  waxa ka dhacay waxa aan hore lo arag taso ahayd in ay ciddaamo ah jabahlada ONLF iyo qaar kale oo ORROMO ah ka so dageen dekaadaha dalka,ciddamada oo ahaa qaar aad badan ayaa la ogaday goor danbe oo ay dalka ka dhamadeen isla marka na uu guduubeen dhinaca itoobiya ,waxa marka la is weydiyeey sidee ayaay ciddamada xooga leh ku dhex marane dalka

 

basle jawaabtu waxay noqotay in xukuumadu ku jirtay xilii xafladeed taso laga fa”iideystay in dalka  la iska dhex maro ,waqtiga sannadkii ka danbeyaay waxa iyana dalka lagu arkay mid tii la mid ah oo ahayd in degmada buhoodle laga soo sarro ciidmmadii qarank ee agga joogay taso xaflad lo sameeyaay xagla toosye loga fa”iideystay iyana ,waxaa iyana dhacaday in iyada oo xaflad kale lagu jiro in lagu dhawaqo KHATUUMO ,waxasii oo dhami waxay salka ku hayn xukuumadan uu tafo xaydaytay XAFLAD IYO AROOS  waxa immika na madaxweyen lo doortay KHATUUMO cali khaliif oo lagu dhex doortay dalka gudiihisa iyado xukuumadu ku jirtay xaflad iyo aroos ,waxa meesha talla miyan la odhan kariinn xukuumadu waa saaxiibaal aroos iyo xaflad oo shaqdeedu waxa aay noqotay in ay ku jirto uun xaflad iyo aroos ,jawabtu waxa aan filay waa xaggiina

Waa Aad Mahadsantihiin

Waa Bilaahi Towfiq

Cantar Kidaar Cune

Afhyeenka Xisbiga Wadaanii Laanta Sweden

Cantar

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here