Masuul Ka Tirsan Xukuumadda Oo Boggaadiyey Go’aamada Golaha Dhexe Ee Kulmiye

0
25

Hargeysa (Hubaal) Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Jamhuuriyada Somaliland Md. Maxamed Aadan Ilka-Case Ayaa Boggaadiyey, Isla Markaana Soo Dhaweeyay Mawqifka Xubnaha Beesha Subeer Awal Ugu Jira Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye, Ay Ku Cadeeyeen Taageerada Musharaxnimada Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, Muuse Biixi Cabdi. Qoraal Uu Soo Dhigay Bartiisa Facebook-Ga  Ayaa Waxa Uu Masuulkani Si Buuxda Taageeradiisa Isula Garab Taagay Mawqifkooda, Waxaana Qoraalkiisu U Dhignaa Sidan:Untitled

Waxaan Hanblyo Iyo Bogaadin U Diryaa Xubnaha Golaha Dhexe Kaga Jira Beesha Subeer Awal Ee Maanta Cadaysy Mawqifkeedii Taageerada Musharxnimada Muuse Biixi Cabdi Ee Kagada Madaxwayne Nimada Xisbiga Kulmiye.Hanablya Ayàn Leeyhay. Waxaan Cadaynayaa Inaan Si Buuxda U Taageeray Mawqifkooda Maadama Aan Ka Mud Ahay Golaha Dhexe Ee Xisbiga. Waxaa Kaloo Cadaynayaa Inaan Ahay Muuse Dabadii Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Inshaalaahu Tacaalaa Taasi Oo Aan Mudaba Ku Taamayay Inaan Jagadaa Gaadho. Waxaan Hanblyo Iyo Bogaadin U Diryaa Xubnaha Golaha Dhexe Kaga Jira Beesha Subeer Awal Ee Maanta Cadaysy Mawqifkeedii Taageerada Musharxnimada Muuse Biixi Cabdi Ee Kagada Madaxwayne Nimada Xisbiga Kulmiye. Hanablya Ayan Leeyhay. Waxaan Cadaynayaa Inaan Si Buuxda U Taageeray Mawqifkooda Maadama Aan Ka Mud Ahay Golaha Dhexe Ee Xisbiga. If Waxaa Cadaynayaa Inaan Ahay Muuse Dabadii Musharaxa Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Inshaalaahu Tacaalaa Taasi Oo Aan Mudaba Ku Taamayay Inaan Jagadaa Gaadho.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here