Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland iyo maamulka heer Gobol iyo heer Degmo ayaa kormeer ku tegay halka ay ka socoto waddo xeebeedda isku xidhi doonta magaalada Berbera iyo tuulada Raari-Buul oo isla gobolkaasi ah
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Masuuliyiin soo kormeeray waddo xeebeedda isku xidhaysa magaaladda berbera iyo tuulada raari-buul(DAAWO)