Madaxweyne Siilaanyo Oo Mujaahid Xamarji U Qoondeeyey Kamid Noqoshada Komishanka Qaranka Oo Dhawaan La Shaacin Doono
Hargeysa (Hubaal)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud (siilaanyo), ayaa la sheegayaa inuu dhawaan xubin-nimada Guddida Doorashooyinka qaranka kusoo dari doono Guddoomiyihii Hore ee Gobollada Maroodijeex iyo Togdheer Axmed Cumar X. Cabdilaahi Xamarji.