Maxay ka wada hadleen Agaasimaha guud ee wasaaradda Caddaaladda JSl iyo Mas’uuliyiinta Qunsuliyadda Ingiriiska ee Somaliland?

0
12

Hargeisa (Hubaal) Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caddaaladda JSL Md. Ahmed Hassan Aw-aden ayaa maanta Xafiis kiisa ku qaabilay Madax ka socotay xafiiska uqaabilsan Ingiriiska Somaliland

Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii looga wada shaqayn lahaa dhaqan celinta maxaabista ku jirta jeelasha Somaliland iyo in dhinac looga soo wada jeesto falalka ay argagaxisaddu ku kacaan.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here