Maxay Saddexda Xisbi Ku Heshiiyeen Maanta? HUBAAL KA DAAWO Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran Ee WADDANI, UCID & KULMIYE Oo ka Hadlay Wakhtiga Doorashooyinka Iyo Waxa ay isla qaateen

0
53

Hargeysa (Hubaal) “way tahay in abaarta waxba aynu uga hormarino, laakiinse arrimaha qaranka ee hawlaha badan leh, hay’addo baa kala leh, waxaynu u baahan nahay wixii ra’yi ah ee la hayo in komishenka aynu u marino, in komishenka laga guuro maaha.” Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi

“waxay arrintu maraysaa sidii carabtii (Masaaridii} waxaanu ku heshiinay, inaan waxba lagu heshiin baanu ku heshiinay.” Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng. Feysal Cali waraabe

 “waxaynu maanta u baahan nahay in talo qaran la qabto oo aanay maanta u baahnayn in aynu ku dhegenaano, in 21-ka March-na kaadhadhka la qaybiyo, doorashadana la qabto 28-ka March.” Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here