Maxkamadda Gobolka Hawd Oo Xukun Ku Riday Baabuur Siday Badeecad Dalka Laga Mabnuucay

0
42

 Balligubadle (Hubaal) – Maxkamadda Gobolka Hawd ayaa xukun isugu jira xadhig iyo ganaax ku riday Baabuur iyo Darawalkii waday ka dib markii lagu soo qabtey siddeed Kiintaal oo Baco ah ku waasi oo hore dalka looga Mamnuucay isticmaaalkooda. Darawalka waday Baabuurkan siday Bacaha oo lagu magacaabo Aadan Axmed Cabdi ayaa Maxkamada Gobolka hawd ku riday Xukun dhan Lix Bilood oo xadhig ah Halka Baabuurkiina lagu Ganaaxay inuu bixiyo adduun dhan Boqolkiiba Shan qiimahiisa, halka Siddeedda Kiintaal ee badeecadani ahaydna ay ku xukuntay Gubis ama in la gubo. Guddoomiyaha Gobolka Hawd Sh.Cabdilaahi Maxmuud Aw Cabdi ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday Edaysanaha iyo Baabuurkii uu waday. gaadhiga siday badeecadaTaliyaha Qaybta ee Ciidanka Booliska Gobolka Hawd Gaashaanle Dhexe axmed cabdillaahi cabdi Ayaa isna ka Hadley Xukunka isla markaana waxaa uu farriin adag u direy dadka oota Seeraha Maxkamada Gobolka Hawd ayaa guud ahaanba gubtey Bacahaasi la soo qabtey.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here