Mucjiso Ka Dhex Muuqata Xukuumadda Uu Ku Dhawaaqay Raysal-wasaaraha Soomaaliya

0
42

Oori Iyo Saygeedii Oo Loo Kala Magacaabay Laba Wasiir  Oo Miisaan Leh

 lamaane wasiir loo kala magacaabay

Hargeysa (Hubaal) Lamaane Xaas ah ayaa ka mid noqday Wasiirada cusub ee Xukumada Somaliya, waxaanay dadka Baraha Bulshada ku falanqeeya Siyaasadu sheegen in dhacdo la yaab leh ay tahay madaama labadan Qof oo kala ah  Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha kana soo jeeda Beesha Digil iyo Mirifle uu xilkaasi loo magacaabay halka Xaaskiisa oo kala qabiil yihiin oo la yidhahdo Khadiijo Maxamed Diiriye ay noqotay Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, waxanay ka soo jeedda Beesha Shanaad gaar ahaan Beesha Yaxar.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here