Murashax Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah Ee WADANI waa gudoomiyihii ugu mudada dheeraa golaha wakiilada waana gudoomiyihii ugu waxqabadka liita ee soo mara Somaliland markaada eegto mudad ay fadhiyeen iyo wax ay qabteen hore ayaa loo yidhi hadalna lakale odhan og ilaahayna lakale baryi og hadal ahaa maaha shaqsi bulshada hadalka deeqsiiya hadii uu fagaare ka hadalaayo iska daa inuu deeqsiiyo e iyaguu dib wax u su,aalaa hadalku waa hibo ilaahay biyo in badan waa uu aamusnaa
Intaasi oo dhan waxaa kadaran ogaal la,aanta aanu war ka hayn xaqiiqooyinka dalka jira
Waxaad maqlaysaa isagoo meel ka hadlaaya oo leh waxaa la ii sheegay sidaa iyo sidaa Isweydiintu waxay tahay maxaa ogaalkiisa ku koobay waxaa lii sheegay. Jawaabtu waxay noqnaysaa aqoon daro bulsheed iyo xog ogaal la,aan ka haysta bulshada, Waayo xisbigiisa waa ku xeeran qab qablayaashii iyo tuugtii ugu waaweynad bulshada reer Somaliland gaar ahaa kuwii xilalka dawulada ku dhacay hantida umada ku waasi oo aanay ilaawi Karin bulshada reer Somaliland ama sharci dajinta dalka ,waa shaqasiyad bulshada reer Somaliland ku tuhmaysay inuu waxban ka qabto baahida sharci ee taala dalka Murashax Ciro Maaha nin wax hubiya maaha nin wax daraaseeya balse waa shaqsi caqligiisu ku shaqeeyo waxaa lii sheegay
bulshada reer Somaliland siday u saamayn kartaa waxaa la’ii sheegay ?
waxay u saamayn kartaa hadii bulsho xaalad adag ku jirto waxaa ka weynaanaysa waxaa liisheegay
bulshadan waxaan leeyahay in xaalkaaga o goo aan xaakaaga sida la doonayo looga sheegay Dooro
waxaa taasi ka daran Murashax ciro iyo xisbigiisa wadani waxaan bulshadu ilaawi Karin siduu bahalo galeen ka u noqday ee uu shaqsi karta oo ku mabay hantida umada uu gabood uga dhigtay xisbiga wadani ciro waxii ay u sheegaan ayuu ku hadlaa waa run