Wajaale(Hubaal):- Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, Muuse Biixi Cabdi iyo Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar), ayaa maanta kulankoodii ugu horreeyey ku yeeshay magaalada Wajaale oo ku taalla Xadka ay wadaagaan dalalka Somaliland iyo Itoobiya, waxaanay ka wadahadleen arrimo kala duwan.
Madaxweynaha Kililka 5aad oo ka hadlay kulanka dhiggiisa Somaliland
Madaxweynaha JSL Oo la hadlay shacbiga DDS Itoobiya