“Qolaa Waxay Is Yidhaahdeen Waxyeela Oo Madaxa Ka Jara Hadalkiisa Oo Madaxweynaha Maxkamad Halla Saaro Ayuu Guddoomiyihii KULMIYE Yidhi, Bey Yidhaahdeen ….”
Muuse Biixi Oo Fasiray Macnaha Hadalkii Kasoo Yeedhay ee Madaxweynaha Maxakamad Baanu Saaraynaa
“Taariikhda Siyaasadda Adduunka Waa Kow; Mucaarid Yidhaahda Sii Jooga Qolada Xukunka Hayow, Arrintaasna Waanu Ugu Mahadnaqaynaa, Annagu’se Waxaanu Leennahay…..…” – Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray Macnaha Loo Sameeyey Hadal Uu Yidhi Oo Loo Jarjaray Si Munaafaqad Ah
