Hargeysa (Hubaal) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Axad ah kulan gaar ah xafiiskiisa madaxtooyada kula yeeshay markii ugu horeysay iyaga oo wadajira gudoomiyeyaasha labada xisbi ee mucaaridka ee WADDANI iyo UCID, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe).
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN Muuse Biixi Oo Markii Ugu Horreysay Madaxda Mucaaradka Kula Kulmay Madaxtooyada