MUUSE-BIIXOW MUUMIN GOD LABA JEER LAGUMA QANIINO,MUSHARAXNIMADDII MA WAXAD KA DOOR-BIDEY GUDDOOMIYE MAXLAL AH BY MUSTAFA SH

0
47

Waxa kalood awooda saartaa sidii aad hogaamintii Dalka mar labaad aad gacantaada ugu soo celin lahayd waxba yaanu xeerkay imarin xoolana i siine xaasha’e nin libin kaa xisdiyey xumihii waa yaab,waligeedba ragu hadduu lool tamo mid uun baa laga guuleytaa,ceebna maaha in lagu lagdaa, laakiin waxa ceeb ah in meeqaam hoose guddoonsato.Rag baddan ayaa SIILAANYO dibada uga saarey Xisbiga Kulmiye,ugubna kuma aha siyaasadda Siilaanyo,balse waxa ugub ku ah Xisbiga Kulmiye GUDDOONKA MUUSE BIIXI,runtii waa wax aad looga xumaado in maanta Muuse Biixi uu hankiisii Siyaasadeed uga tanaasulo Guddoomiye Xisbi Maxlal ah,maaha mid aanu filayney,haddaanu nahay taageerayaashiisa,waxa iyana mid laga xumaado ah ninkii dhanaa een Madaxweynaha ku

abiibakar.jpg

wadney in marba afar odey  madaxtooyada geeyaan,hadaba MUUSOOW waxa lagaaga fadhiyaa in aad u sharaxdo waxa aad ku qanacdey ee aad uga tanaasushay Musharaxnimaddii Madaxweyne nimadda ileen dadku maaha xoolo maalinba wixii la doono loogu sheekeynaayo,Madaxweynahana halbaan odhan lahaa.Xisbigii Kulmiye dhabtaada ayuu ku go’ay cid kalena ha eersan ee siyaasad xumo xagaaga ka timid ayaa sobob u noqotey,ee waxan kugula talin lahaa in aanad wakhti iska ridin qabashada Doorashada balse aad awooda saartid MUDDO KORDHIN WAAFIYA.waxa kalood awooda saartaa sidii aad hogaamintii Dalka mar labaad aad gacantaada ugu soo celin lahayd,

wabillaahi towfiiq by MUSTAFA SH TELL 4466752

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here