Nin Iyo Dhurwa Ba AXDI wada galay ah in lays Bixiyo wixii lays ka so doontana laysa siiyo, Mudo marku jiray Axdigi ayu Dhurwa u yimi Ninku kana dalbaday Wiilkiisa 4 Jirka ah inu siiyo Ninki Axdi ba haya isku day inu Wiilka Maal Addunyo ku furto oo hadba Dhogor laydisi Xoolede koox tilman Dhurwa se Wiilku raba manta oo Dhag Jalaq uma siin so jeedinti ninka, Ninkii Si uu Axdigi u Dhowro bixi Wiilkisii Curad oo aha ka uu duniba ka eegto, Dhurwana lamabu fogaane wiilki kanbalku reerku ku cunay.
Ninkii seexan waa habeenki oo oohinti wiilkisa ka si yeedhaysa dhegihiisa, Ninkii go’aan ku goosay inu Arsado oo Dhurwa ku dhigo tu ku dhigay, barqadi aroornimo ayu Ninki so radsaday Dhurwagi ka hel Kaymo dhexdood kuna yidhi Dhurwa Sxb adaan ku socda, Dhurwana yidhi so dhawoow sxb maxa ku daran, Ninku ka dalbay Dhurwa inu siiyo Haragiisa?? Bahalki Dhurwa isna talo ku cadaatay AXDI ku qabay!!
Ka meer-mer oo isku dayey inu isku furto Haraag waraabe oo kale balse Ninki so tashaday ka yeeli waa Dhurwana ogola Ninkina kala baxa Haragii……..
Dhurwa oo mudh ahi is hel haadi iyo qodoxdi kaymaha isago rooraya Rag ku so bax.. Ragi ba su’aalay Dhurwa maxaa ku helay? Dhurwa Ku Ye NIN AAN MA HADHO KU DHIGA MA HADHO IGU GUDAY….
Sanadki tagay waxaa laga wada dharag sanyey khilafkii ka dhashay Xisbul Xakimka Kulmiye marki ay so baxday damaca Muuse Biixi Cabdi ka qabo inu noqdo Musharaxa Kulmiye waliba tartan kula galo Madaxwaynaha Ahmed Silanyo shirwaynaha golaha dhexe mayse dhicin oo dagaal lagu sigay inu Muuse kuba waayo Gudomiyanimada Xisbaga lagu qaday.
Dagaalka Muuse waxaa ugu cadcada Golihi Wasiirada oo u arkayey gef iyo meel ka dhaca u Muuse Biixi ula badheedhay Madaxwaynaha, Mid ka Mid ah wasiirada dagaalka adag ku hayey waa ki laha MUUSE WUXUU LA YIMI DAMACI QARNIGA
Mudo markay jitantay Muuse Biixi Cabdi wuxu garwaq saday italkisa iyo tamartisu intay tahay wana ki ku dhawaqay in laga badiyey lagana qoray kelmada ah SPAIN IYO BRAZIL ba waa laga badiyey.
Golihi Wasiiradu waxay Muuse Biixi ku reeben Mahadho ila hada an ka bixin qaamuuska siyaasada oo ah Spain iyo Brazil ba laga badi.
Manta Muuse Biixi Mahadhadi ay ku dhigen Golihi Wasiiradu wuxu ugu badalay Mahadho Kale oo dhegaha bulshada ka guuxiyey in mar qudha Wasiiradi ugu tunka wayna dhegta madaxwaynahana u dhawa hal mar jaanta qabsadan oo xilaalki ka yaacan
Mahadhadi Muuse ee Spain wuxuu ku guday Mahadho Is-casilaad akhriste ogsonow raga is-casilay waa ragi ugu gacanta kuluula sanadki hore marku Mujaahidka la legtay.
- HA KA DIDO SHAN-XUUBLUHU
- ARRIN WA LA DIG ROGEY
- DOONYIHI LA RARI JIRAY
- MARKAB BA KA DABA YIMI
- CIRKA HADDA DUSHA
- KA DUDUUBTE SAMADI
- WAXAA HELAY DAYUURADO
- DEJEY BALASHOODI
- DACUUNKI FIRIDHKIYO
- DAANIYIHII DHAQAALA
- RAG DURA KU SO BAXAY
- KUWA DAAFKA FIDIDIYO
- DABLAYASHA DHIMANOW
- DIGTONAADA WAY KANE
QORE:- Eng Muhyadean Yousuf Ibrahim
Hargeisa/Somaliland 4453131