JAMHUURIYADDA SOMALILAND
Taariikh: Date: 17/02/2015
KU: Wasiirka Wassaaradda Arimaha Gudaha ee JSL.
KU: Guddoomiyaha Gobolka Saaxil
KU: Xafiiska Xeer-Ilalinta Guud ee Qaranka (Gobolka saaxil);
KU: Guddiga Qaranka ee Jinsiyadda;
KU: Hay’adaha Caalamiga, UruradaXuquuqda Aadamiga, Komishanka Qaranka ee HR iyo Ururada Wadaniga ee HR;
KU: Hay’adaha UNHCR, IOM,etc.
KU: Ururada Qareenada ee (SOLLA)& (SWAL)
OG: Ururka Saxaafadda Madaxa Banaan ee JSL.
Ujeeddo:- Caddayn Ka Tanaasulid Jinsiyada Somaliland+Diidmo Qaadasho Kaadh Aqoonsi Muwaadinimada Somaliland oo Hal-Dhinacle ah, Iyo Codsi In Dalkan La Iga-Mustaafuriyo, Si Aan Uga Badbaado TAHRIIB, Sababo Shaqayn La’aantaSharciIyo Jiritaan La’aanta Maxkamad Sare oo Madaxbanaan oo Laga Soo Dacweyn Karo Dawladda,Kuna Xukumi Karta Magdhaw Sababta Gefafka M/weyneyaasha, Badhasaabada G/Saaxil iyoMaayarada + Xildhibaanada Golaha Deeg.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA NINKAN OO ARRIMAHAN KA WARAMAYA