Waxaan Dhamaan Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland U Dirayaa Meel Kasta Oo Ay Joogaan Hambalyo Farxadeed, Hambalyaddaas Oo Ah 24aad Guuradii Ka Soo Wareegtay Gooni Isu Taaga J/Somaliland, Waxaan Leeyahay Hambalyo Ku Ciida Nabad Iyo Caano, Sanadkan Sanadkiisana Bash Bash Baqwaaqo, Horumar, Iyo Ixtiraaf, Alle Hanagu Gaadhsiiyo.
Waxan Kale Oo Shacbiga Xusuusinayaa In Ay Nabadooda Illaashadan , Cadaw Badan Ayaa Jira Oo Hareeraha Somaliland Ah, Ka Illaashada Nacabka Somalilandna Ha Jabo Oo Hanaxo. Guul Guul Guul Guul. Hambalyo Hambalyo Mar Labaad Iyo Ma Sadexaadba Hambalyo (18 May, 2015 Sanad Guuradda, 24aad Jiritaanka, Jamhuuriyadda Somaliland. Qore: Allamagan Ibraahim Ciise, (Deef-Allaah). Maanta Iyo Bari Iyo Sahan Dambe Midna Ma’aha Maalin Mucaaradeed Ee Waa Maalmo Qaran. Allaa Mahad Iska Leh. Alxamdullillaahi.
Magan Cumar