Faysal Cali Waraabe oo xisbiga Waddani Ku eedeeyay doorasho diid
Hargeysa (Hubaal)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa qaadacay kulankii saddexda Xisbi qaran iyo Xukuumada uga socday magaalada Hargeysa, ee qabsoomida doorashooyinka wakiillada iyo golaha deegaanka.
Daawo shirka jaraa’id ee Xisbiga Waddani kaga hadlay arrintan:
Dhinaca Kale Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Xisbiga Waddani ku eedeyey in ay wataan ajande aan Somaliland ahayn, isla markaana aannay doonaynin in Doorosho dhacdo.
Daawo Faysal Cali-waraabe oo Eedeeyay xisbiga Waddani: