Muuqaalkan uu suldaanka buuraha galay ee Wabar iska doobay ayaa waxa uu daba socdaa hadalkii madaxweynaha Somaliland Shalay warbaahinta laga baahiyay ee uu kaga hadlay arrinta suldaan Wabar iyo tabashada odayaasha dhaqanka beelaha dega Gobolka Awdal oo madaxweyne Siilaanyo sheegay inay isla meel dhigeen oo la turxaan bixiyay madax-dhaqameedka beelaha Samaroon ee tabashada ula yimid islamarkaana uu madaxweynuhu suldaan Wabar ku sheegay mid aan matalin dadka reer Awdal oo uu qaranka gef ka galay.
HADDABA HALKAN KA DAAWO HADALKA SULDAANKA BUURAHA GALAY KA HADLAY