Hargeysa (Hubaal) Waxaa goor dhaweyd si rasmi ah loogu dhawaaqey natiijada Imtaxaanadii Shahaadiga ahaa ee fasaalada Sideedaad iyo Afraad ee dugsiyada sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Imataxaanadan ayaa cel celis ahaan waxaa Kaalmaha Ugu Badan Galay Iskuulka SOS ee magaalada Sheekh ku yaala
Sidoo kale Waxaa kaalinta koowaad ee Ardeyda reer Somaliland oo dhan galay ardey dhigta Iskuulka Nuuradiin ee magaalada Hargeysa.
Goordhow Filo faahfaahinta