Wasiirka warfaafinta somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa si adag u dhaliilay qaabkii uu u qabsoomay shirweynihii golaha dhexe ee xisbiga Waddani, waxaana uu si gaar ah u dul istaagay dhawaaqyo dhawaan kasoo yeedhay Xirsi Cali xaaji xasan oo ah hoggaamiyaha xisbiga Waddani
Guriga WARAR UGU XIISAHA BADAN “Nin Is-Faanshay, Waa Ri’ Is-Nuugtay…….Xirsow Waddada Ceerigaabo Hadday Ciddi Ku Faaneyso, Laba...