“Ninkaas Baan ku Idhi Sheffield Iiga Warran Oo Waxaa Uu Igu Waa Burco 2” WAsiir Cukuse

0
51

“Intiina dibada joogta Waxaanu u sheegaynaa in intii gudaha joogtaa ay Ilbaxday oo Nin Baan ku Idhi Sheffield Iiga Warran Oo Waxaa Uu Igu Waa Burco 2” WAsiir Cukuse

DAAWO oo Xiisaha Khudbadihii Wasiir Cukuse, XAglo toosiye iyo Muuse Biixi Ka Jeediyeen Xafladdii Sheffield

“Ninkaas Baan ku Idhi Sheffield Iiga Warran Oo Waxaa Uu Igu Waa Burco 2….Markaa Burcona Waa Meel sharfan oo qarankan taariikh ku leh. intaa ka dib waxaan leeyahay. Intiina dibada joogta Waxaanu u sheegaynaa in intii gudaha joogtaa ay Ilbaxday oo la bartay Dimuqraadiyaddii iyo in xisbiyada. waa la bartay in qofku xaq u leeyahay in xisbiga uu uu doonayo intuu ku biiro uu codkiisana dhiibto, midina way iska jirtaa oo nin baa waxaa la yidhi isaga oo waxoogaa geel ah oo faro yar haysta uu ku geerayay oo heesay, dabadeedna nin afar boqol oo halaad haystaa oo halkaa iska jooga ayaa yidhi Waar nin baa geel lehe cid ku faantaanu haysan!!!. markaa Xisbiga KULMIYE faankiisu beyjaj [page] iyo saacado badan buu innooga baahan yahay, waayo waa…” Wasiir Cukuse


vlcsnap-2016-10-10-01h48m34s000

vlcsnap-2016-10-10-01h54m59s173

vlcsnap-2016-10-10-01h55m05s357

vlcsnap-2016-10-10-01h55m12s677

vlcsnap-2016-10-10-01h55m19s285

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here