Boorame (Hubaal)-Shir jaraa’id oo ay gudaha Boorama ku qabteen Duqayda dhaqanka iyo waxgaradka beelaha degaanka Lughaya ayaa waxa ay ku cambaareeyeen falal amniga dakharo u gaystay oo dhex maray dadka reer Lughayaad iyo Ciidamada qaranka ee ku sugan aaga Galbeedka dalka, oo salk ku haya dhinaac aganacsiga. Sidoo kale salaadiintan shirka jaraa’id qabatay ayaa waxa ay xukuumada ku cambaareeyeen in ay qayb ka tahay mushkilada jirta isla markaana ay ka caga jiidayaan sidii arinta xal loogu raadin lahaa….Si aad warkan oo faahfaahsan u Akhrisato Guji SAwir wadareedkan hoose