HALKAN KA DAAWO: Somaliland oo Hoos u Dhigtay Dhibaatooyinka Hooyada iyo Dhallaanka
Marwada Madaxweynaha J.S.L Aamina Sh. Maxamud Jirde “Aamina Weris”,Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo Toosiye” iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Maanta Daahfuray Olole loogu talo galay in lagu yareeyo Sababaha keena dhimashada Hooyada ee Xiliyada foosha .