Oromada oo lagu eedeeyay inay soomaali laayeen

0
151

Itoobiya (Hubaal):- Oromada Itoobiya, ayaa mar kale Xasuuqday Dad Soomaaliyeed, isla markaana laayey 65 Ruux oo Soomaali ah oo degganaa deegaanno hoos-taga Ismaamulka Oromada Itoobiya. Waa markii labaad ee ay Sidan oo kale Oromadu u xasuuqdo Dad Soomaali Shacab ah oo aan Hubaysnayn.

Warbixin iyo Waraysiyo ku saabsan Xasuuqa ka dhacay deegaanno ka tirsan Ismaamulka Oromada Itoobiya iyo weliba Wararkii u dambeeyey, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal-dhegaysigan hoose ee Ka Bogasho wacan oo wanaagsan:-

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here