Hargeysa (hubaal) prof. axmed ismaaciiil samatar oo waraysi siiyey wariyaha khaaska ah ee musharaxa xisbiga kulmiye md. Muuse biixi cabdi ayuu axmed ismaaciil samatar ka hadlay sababta uu xisbiga kulmiye ugu biiray iyo sababta uu uga doortay xisbiyada mucaaridka ee dalka ka jira iyo waxa kale oo uu shegay waxay ay isaga iyo xisbiga kulmiye ku heshiiyeen.
Axmed ismaaciil samatar oo arintaas ka waramaya halkan ka daawo.