Qaar Kamid Ah Taageerayaashii Golaha Dhexe Ugu Jiray Axmed Muumin Seed Ee Loo Diiday Inay Galaan Shirka Oo Bannaanka soo Dhigay Khiyaamadii Cirro Dhabarka Kaga Toogtay A. M. Seed

0
25

Hargeysa (Hubaal) 150 qof oo ku jira golaha dhexe ee xisbiga Waddani, oo sawirrada kaadhka xubinnimada laga qaaday 12-kii bisha, ayaa wareegaysanayay barxada huteelka Ambassador ee shirku ka qabsoomayay, waxaana beddelkooda uu guddoomiye cirro jeebka kala soo baxay tiro 200 oo qof oo meel ay kasoo galeen xisbiga aan la garanayn, balse uu Cirro qorshe gaar ah ka lahaa, kaaso o ahaa in ay ka codeeyaan Axmed Muumin Seed oo ahaa guddoomiye ku-xigeenkii koowaad ee xisbiga, isla markaasna ahaa musharrax ku-xigeen

HALKAN KA DAAWO: Sidii loo khiyaameeyay Seed iyo Qaar Kamid Ah Xubnahan Oo Saxaafadda kula hadlay bannaanka Huteelka

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here