Burco(Hubaal)_War-saxafadeed ay soo Saareen Qaar Kamid ah Aqonyahanka iyo Waxgaradka Gobolka Tog-dheer ayaa Sheegay Inay Tagersan Yahiin Musharaxnimada guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ay salaadiinta beeshiisu u doorteen,war-saxaafadeedkan oo nuqul kamid ahi nasoo gaadhay ayaa u dhignaa sidan:
Warsaxafaded Ujeedo Tageerid Musi Biixi
Anagoo ah Aqoonyahanka iyo Dhalinyarada ee Magaalada Burco oo Taageeray Musharaxnimada Muuse Biixi aqoonyahannka dhalinyarada ee hoose ku saxeexan waxay soo dhaweeyna musharax nimada muuse oo waayo argnna inuu yahay nin umadda hogaamin kara lehna, han iyo himilo fog dalkan u soo halgamay mujaahid muuse biixi maaha mushaarax beelled ee waa musharax qaran ,marlabaad waxaan soo dhaweenyaa musharaxnimada muuse biixi ilaahayna waxaanu ugu rajenaynaa guul mana gayo in la xagxaga
1) cabdi cumar raage
2) c/laahi aadan abokor
3) eng mustafe yuusuf maxaed
4) sheikh abokor shire muuse shire
5) c/casiis jaamac abokor
6) dr c/raxmaan muuse xirsi
7) muuse ciise cabdi
8) c/rashiid cali cilmi
9) faarax cali yuusuf
10) eng caydiid maxamed xuseen
11) cabdule cali yuusuf
12) siciid maxamed xirsi
13) c/qani jaamac muuse
14) c/fataax jaamac muuse
15) c/laahi cabdi muuse (ilkacase)
16) khadar axmed (shifilo)
17) khadar maxaed (laan)
18) xamse maxmed maxamuud
19) maxamed cawil cisman
20) maxmuud cawil cismaan
21) farxan faarax shiine (faro)
22) jamaal faarax shine
23) yaxye maxamuud c/laahi
wa bil;aahi tow fiiq