Norwey (Hubaal) – Qaar Ka Mid Ah Qurbe Jooga Gobolka Saaxil Dhalasho ahaan ka soo jeeda ee dalka Norwey ayaa walaac xoog leh ka muujiyay Warshada Laydhka ee Berbera in lagu wareejiyo dad gaar ah.
Qoraal kooban oo ay soo gaadhsiiyeen hadhwanaagnews ayaa waxa ay ku yidhaahdeen sidan
Asalama calaykun Warcmatulahi. Wabarkato Anigoo. Ku hadlaya Magaca qurba joogta Reer Saaxil Waxaan aad Iyo aad Uga Xunahay warshada Laydhka eelagu wareejinayo niman calooshood u shaqaystayaala oo doo naya inay masakiinta aan waxba haysan cunaa qabtaan oo Laydhka kajaraan nimankaa Waxaan odhanlahaa ordoo masakiinta Ka tago oo xishooda oo melo kale Raad sada, kulmiye iyo inta kuxeeran waxaan Odhan lahaa Waan kugu garanay khiyamada aad wado waxaad rabtaa in bar bara waameel kulu oo Laydhka la aantii aan cidi nolan Karin markaa Laydhka Qaali Lagadjigo oo ganacsade iimaanla siduu doono Kayeelo kadibna Laga qaxo.
Markaa Dad cusub laguberro yeeli mayno waanu soojeednaa waxna waanu aragnaa Waxaan Soo dhawaynaynaa golaha deegaanka iyo intii kalee kasoo hor jesatay ba Reer ber bera waxaan leyahay in dhaha fura.
Hadalka badinmayee Intaa Ayaan Kusoo Koobayaa
Saynab Cabdi Ciise
Oslo Norway