RADIO HUBAAL: “…..Dembiilayaashii Waa La Qabanayaa, Wixii La Qabtayna waxa sharcigu yidhaahdo ayaa lagu qaadayaa, wixii aan markaa la qaban, kama hadhi doono wax-kasta oo ay qaadato iyo wakhti kasta oo ay gaadho”-Dhegeyso Md. Siilaanyo Oo Hadlay Saraakiishii Lagu Laayay Qori-lugud+DAAWO SAWIRRO
“Madaxweyne Ahaan Waxaan Ahay Taliyaha Guud Ee Ciidammada, Waxaan ka digayaa in la reereeyo, in saxaafadda lagula banbaxo, oo lagu qodqodona maaha…”
“Maaha Arrintani Wax La Aqbali Karo, Dembiilayaashii Waa La Qabanayaa, Wixii La Qabtayna waxa sharcigu yidhaahdo ayaa lagu qaadayaa, wixii aan markaa la qaban, kama hadhi doono wax-kasta oo ay qaadato iyo wakhti kasta oo ay gaadho”…Si Aad U Dhegeysato Una DAAWATO Khudbada Madaxweynaha ee Uu Kaga Hadlay Saraakiisha La Laayay Bishii Hore Fadlan Guji SAwirka Hoose ”