RADIO HUBAAL: Dhegeyso Xukuumadda Somaliland Oo Ku Hanjabtay Inay Tallaabo Qaanuuni Ah Ku Anshax Marinayso Qofkii Si Badheedh Ah U Fidiya Jeermiska HIV/AIDS

0
119

Hargeysa (Hubaal)- Komishanka Heer qaran ee Somaliland U Qaabilsan xakamaynta iyo ka hor tagga ili-ma-aragtayda dhaliya Cudurka HIV/AIDS ayaa Shaaciyey in Xukuumad ahaan tallaabo sharci ah ka qaadi doonaan qofka kasta oo si badheedh ah, sifo kasta isugu daya inuu  u fidiyo cudurka AIDS-ka.

Guddoomiyaha Komishanka heer qaran ee la dagaalan ka  HIV/AIDS Prof. Cabdi Cali Jaamac ayaa Sheegay in Tallaabo Sharci Laga Qaadi Doono Qofka Xanuunka AIDS U fidiya Si-ula kac ah.

Animation Arrow white

Haddaba Halkan Ka Dhegeyso Hadalka Prof. Cabdi Cali Jaamac ee ku wajahan digniintan, taas oo uu dhinaca kalena baaq ugu diray bulshada inay iska baadhaan cudurkan.

http://hilaacmedia.com/wp-content/themes/jarida/images/controls.svg

 

Siilaanyo-Xaglo-toosiye-iyo-Madaxa-SOLNAC

 

 

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here