Reer Balidhiig, Dhoqoshay, Beer Iyo Xagal Ee Gobolka Togdheer Oo Ku Biiray KULMIYE

0
128

Burco (Hubaal) Munaasibad balaadhan oo Lagu soo dhaweynayey tagerayaal kazoo jeeda deganada balidhiig, dhoqoshay, beer iyo xagal oo cududooda tageeranimo la barbar istaagay xisbiga talada dalka haya ee kulmiye ayaa ka qabsoontay hotel nasteexo ee magalada burco.

Odayaal, madax dhaqameed, siyaasiyiin iyo masuuliyiinta xisbul xaakimka kulmiye ayaa dhamantoodba kusoo dhaweyey gacmo furan tageerayashani kusoo biray xisbul xaakimka kulmiye.

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here