” Run Baan Idiin Sheegayaaye, Inan Yar Oo Qaad Cunaya Noqon Maayo Murashaxa UCID, Aniga Iyo Muuse Biixina Xaq Uma Laha Inuu Meel Kasta Naga Caayo” Faysal Cali Waraabe
Hargaysa (Hubaal):- Waa Hordhaca Wareysi Kulul Oo Faysal Kaga jawaabayo, Wiilkiisi Uu ku waayay siyaasada Ee DAACISH Iska dhiibay, Sida ay Qoyskiisii u Kala Fogaadeen,Murashax inuu yahay ,Dhawaaq-yadii uu hore Jamaal ugu amaanay iyo Siro kale oo la Xidhiidha khilaafka Xisbiga UCID.