HUBAAL KA DAAWO: Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed Oo Sheegay Inay Maxkamadda Sare U Gudbinayaan Khiyaanada Loo Gaystay Isaga Iyo Xubnaha Kale Ee Garabka Toosinta Iyo Caddaalada La Baxay Ee Xisbigaasi, Sidoo Kalena Sheegay Inay Shirweyne Caddaalad Ku Salaysan Qaban Doonaan