Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo maanta hortegay golaha Baarlamaanka ayaa mudanayaasha labada aqal siiyay warbixin daaran heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dawladda Somaliland, dawladda Itoobiya iyo shirkadda DP World kuwada saxeexdeen magaaladda Dubia.
Warbixintaasi kadib waxaa mudanayaashu su’aallo waydiiyeen wasiirka.
DAAWO: