Waa qaybtii labaad Waana kaftan Siyaasadeed oo aan ka simi doono dhamaan Masuuliyiinta Dawlada iyo kuwa mucaaradka ah wuxuna noqon doonaa taxane Todobaadle ah ilaa inta uu ka dhamaanayo.shacabka iyo Daneeyayaasha siyaasada waxan ka codsanayaa inay ila soo qiimeeyaan ilayn waxan ahay Bashar mar gafaya marna Asiibaya, waana Weedho aan malahayga is idhi kuwana Dhegahooda ayaa jecel kuwo kalana way dhibsadaan. Faalada iyo falanqayntana Akhristayaasha ayaa u dhaafayaa. Marka horana waxan ku bilaabaynaa Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa.
SADEX Dr Sacad NECEBYAHAY!!
1: Cawayska huteelada imo
2: Qabyaalad ku shaqee
3: Ujawaab mucaaradka reer Berbera
SADEX Dr Sacad JECELYAHAY
1.Hadalyar iyo Hawlbadan
2.Horumarka Bulshada
3.Daacadnimada Qaranka
SADEX Maxa’ud Xashi NECEBYAHAY
1.Somaaliyaa hawada maamusha
2.Xirsibaa kaa Awoodbadan
3.Cigaal maxaad ka Taqaanay
SADEX Maxa’ud Xashi JECELYAHAY
1.Madaar caalamiyaad Dhistay
2.Shan Xildhibaan baad Berbera kasoo saarteen
3.Mulkiyada kulmiye H.jeclo ayaa iska leh
SADEX Xuseen A.caydiid NEC EBYAHAY
1.Garsoorka aduu ma Xukuntid
2.Qabaa Wasiir laga dhigayaa
- Sharciga aad uma taqaanid
SADEX Xuseen A.caydiid JECELYAHAY
1.Xaqsoor waa ku Toostay
2.Aas aasayaashii kulmiyaad tahay
3.Agaasimahaa fudud
SADEX Cukuse NECEBYAHAY
1.X.Xoogbaa kaa wanaagsanaa
2.Faysal ujawaab
3.Gaas kaama Amar Qaato
SADEX Cukuse JECELYAHAY
- Shaqo galabta iyo Caawa ma jirto
2.Aftahan baad tahay ee laguma badalo
3.Xirsi waa Raysal wasaare
Sadex Dr Awdaahir Necebyahay
1.Xoolaa lasoo Celiyay
2.Baarlamaankii ayaa Dhacaday
- DR Xoolaha ah ma tihid
Sadex DR Awdaahir jecelyahay
1.Ciro waala ridayaa
2.Guuleedka Burco aan Xirno
3.Bari uumbay Xoolo joogaan
Sade Abiib Timocad Necebyahay
1.Cawar iyo Inankaagii ka wara
2.Ninkii Duur ma Kulanteen
3.Nuuxtaani baad Galaafatay
Sadex Abiib Timocad Jecelyahay
- Wadadaan galaynaa
- Xoogbaad wasiir ku tahay
- Labada Abiib ka lab baad tahay
Sadex Cali Xaamud Necebyahay
1.Axmed Xaaji daahirbaa madaxtooyada jooga
2.Imisa Codbaa lagugu Ansixiyay
3.Idirisbaa kaa Masuulsan
Saddex Cali Xaamud jecelyahay
1.Abiib Timocadbaa Abtigaaya
2.Saylici Muxuu lahaa Se yaa la joogay
3.Reer Borame sidee ukala jabinaa
Qalinkii Maxamed Abiib Yuusuf
Email:bulaawecade98@hotmail.com
Mobile: 0634562996
Lasoco qaybo kale oo xiiso leh.