SALLAXLEY: Wasiirka Maalliyada Iyo Wefti Xukuumadda Ka Socda Oo Dhagax-dhigay Biyo-xidheen Baaxad Leh Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Kala-gooye
Sallaxley (Hubaal) – Xukuumadda Somaliland, ayaa Dhaam-biyood ka hirgelinaysa Deegaanka Kala-gooye oo ka mid ah Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodi-jeex.
DhaamkaN oo haddii uu hirgelo ay ka faa’idaysan doonaan Dadka halkaa ku dhaqan, ayaa waxa shaacintiisa Maanta halkaa u tagay Xubno ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Madax-dhaqameedka iyo Siyaasiyiinta deegaanka Sallaxley iyo Xubno kale.
Warkaasi oo faahfaahsan halkan Hoose Ka Daawo