“Samaale Oo Aanu Qabaneyn Kitaabkii Uu Bartay Iyo Kii Uu Qaranka Ugu Dhaartey,Annaga Taageero Naga Heli Maayo” DHAGEYSO Boqor Buur-Madow Wareysi Gaar Ah

0
33

Hargeysa (Hubaal) Boqor Cismaan Aw Maxamuud Maxamed (Buur-madow) ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan musharaxnimada xisbiga KULMIYE,kaas oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,wasiirka maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo wasiirka arrimaha dibada Maxamed Biixi Yoonis.

Boqr Cismaan Buur-madow waxa uu ku macneeyay khilaafka ka taagan musharaxnimada xisbiga KULMIYE wax ceeb ku ah madaxweyne Axmed Siilaanyo,oo uu tilmaamay in isaga oo aan dhamaysan teeramkii Koowaad ee hoggaaminta dalka islamarkaana musharax u ah teeramkiisa Labaad ay wasiiradiisu u ololaystaan musharaxnimo iyaga oo waa siduu hadalka u dhigaye adeegsanaya hantida ummada ee lagu aaminay.

Boqor Cismaan Buur-madow oo safar ku jooga Imaaraadka Carabta ayaa wareysi uu Caawa khadka telefoonka ku siiyay wargeyska Somalilandtoday,waxa uu ugu horeyn ka hadlay wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray dalka Jabuuti.

Halkan ka dhageyso Wareysigan oo Dhameystiran

Halkan GUJI oo dhageyso Wareysigan oo Dhameystiran

buur madow

 

A REPLY TAGO

Please enter your comment!
Please enter your name here