Hargeysa (Hubaal) Wasiirkii Maaliyadda Ee Xukuumaddii madaxweyne Siilaanyo ayaa qeyru Macquul Ku Tilmaantay lacagta Deynta ah ee guddida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada soo bandhigay in xukuumadda madaxwene Biixi ka dhaxashay xukuumaddii ka horaysay ee uu gadhwadeenka ka ahaa Axmed Siilaanyo.
DAAWO:
Wasiirka maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta hortegay guddida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada, waxaana ay ka wadahadleen xisaab-xidhka miisaaniyaddii sanadkii 2017.
DAAWO:
Guddoomiyaha guddida dabagalka hantida qaranka ee golaha wakiillada Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa soo bandhigay deyn $ 80 Milyan ah oo xukuumadda Biixi la daalaadhacayso